Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada 7-kursi (Magacyada & Qabiilada)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi oo katirsan aqalka hoose oo la filayo in lagu doorto magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug. Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay jadwalka iyo habraaca loo marayo doorashada 7-kursi, waxaana doorashada kuraastan la qabanayaa 26-27 ka bishaan . Hoos ka … Continue reading Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada 7-kursi (Magacyada & Qabiilada)